(Akhriso) Guddoomiye degmo oo xilka laga qaaday & Mid cusub oo la Magacaabay
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Mudane Maxamed Cali Caadle ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyahii Degmada Matabaan Mudane Maxamed Sheekh Maxamuud waxaana Xilka Gudoomiyaha Degmada Matabaan uu u Magacaabay Mudane Bashiir Cabdiraxmaan Cabdi (Sheekeeye). Lama sheegin sababta keentay xilka ka qaadistan Gudoomiyaha degmada Matabaan, iyadoo wareegtada uu soo saaray Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose … Continue reading (Akhriso) Guddoomiye degmo oo xilka laga qaaday & Mid cusub oo la Magacaabay
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed